Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Global Magaalada Baydhabo Oo la Doortey

0
35

Machadka Global International College ee Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey Doorashada ay Ardeyda Machadka ku dooranaayeen Gudoomiyaha Cusub ee Ardyeda waxaana ku Tartamayey ilaa iyo afar Musharax Gudoonka iyo ku xigeenadiisa.

Codeynta ay sameeyeen Ardeyda ku dib waxaa ku guuleysety Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Maxamed Abduqaadir Huseen.

Warkung waliba niga haayte Mariing maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here