Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Oo Kulan Laqaatey Saraakiisha Ciidanka Dowlada Hoose.

0
318

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kulankaan Dhaxmaray Maamulka Degmada Baydhabo iyo Saraakiisha Ciidanka Ilaalinta Canshuuraha Degmada,ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Duwlada Hoose Ee Degmada Baydhabo kaasi oo looga hadlayay Kobcinta Daqliga Degmada iyo Sidii Caanshuurta laga soo qaado Bulshada hadana lagu Celiyo ayagoo loo sameynayo Adeegyada ay u baahan yihiin.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here