Gudoomiyaha Kutaabty Afky Aayow Oo ku baaqay in iskuulada lagu dhigo Afka Maayga.

0
174

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Afka Mayga waa lahjada koowaad ee ku xusan dastuurka KM gaarka Dalkeena Soomalia waxaa si rasmi ah looga hadlaa Koonfurta, Waxaa jiraa dhalinyaro ku nool dalka iyo dibadda la magaca baxay Kutaabty Afky ayow kuwaasi oo si isxilqaan ah Aalada Whatsapp ka wax ugu bara dhalinyaro jacel inay bartaan qorista iyo akhrinta Afka Maayga.

Abwaan Aadan Ufurow waa Gudoomiyaha Kutaabty Afky ayow ee Magaalada Baydhabo wuxuuna sharxay marxaladihii ay la soo mareen hormarinta Afka Maayga.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here