Gudoomiyaha Kaamka Towsiila Oo Ka Warbixiyey Sida ay Tahay Nolasha Dadka Ku Nool Kaamkaasi.

0
239

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Jira Kaamam Fara Badan Oo Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Kuwaasi Oo Ku Sugan Barakacayaal Isuga Jira Kuwa Cusub iyo Kuwa Kale Ayigoo Halkaasi Isugu Keentey Daruufo Kala Duwan Ee Ka Jira Dalka Gaar ahaan Degaanada Konfur Galbeed Soomaliya.

Qaar Ka Mid ah Barakacyaasha Dhowaan Soo Gaarey Gudaha Magalada Baydhabo ayaa Inteeda Badan Waxey Isuga Jiraan Baaraley Iyo Xoola Dhaqata oo Saameyn Ku Yeelatey Abaarta Ka Jirta Dalka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here