Gudoomiyaha kaamka Kormari oo codsadey in laga Caawiyo Agabka Waxbarsho Oo ay Caruurta wax ku bartaan.

0
235

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waalid walba Wuxu jecelyahay in oo maalin arko Cunug uu dhalay oo Waxbarasho u sii socda Lana jaanqadayo Isbadelka Dunida ee Lagu Tartamayo Aqoonta,Baydhboa waa Xarunta Gobolka Baay waxay martigelisay inka nadaan nus milyan Barakacayaal ah kuwaasi oo deegaanadoodi uga soo Barakaceen Abaaro taasi ay keentay in carruur badan ay ku nool yihin Xeeryaha Barakacaysha Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here