Gudoomiyaha Kaamka indhoolayaasha Alla Aamin Oo dalbadey in Loo dhiso Dhul ay Ka iibsadeen Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
299

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Saciid Macalin Gaabow Gudoomiyaha Kaamka Indhooliyaasha ee Alla Aamin oo la hadlaayay Radio Arlaadi ayaa waxa uu ka sheekeeyey xaalada ay ku nool yihiin dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo Barakacayaal ah kuwaasi oo ku dhow afartan qoys, oo hadana Naafa ah, la daalaa dhacayaan dhibaata dhanka Nolosha ah ayaa waxa uu sheegey in ay mudo iska qaraamayeen Lacag ay ku iibsadaan dhul ay deegaansadaan kaasi ugu dambeyn ay dhulkii gateen.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nuur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here