Gudoomiyaha Kaamka barakacayaasha Badar 1 oo Hay,addaha ka codsaday Gargaar.

0
112

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Badar 1 oo ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee ku yaala magaalada Kismaayo ayaa waxaa kunool 75 qoys oo barakacayaal ah kuwaas oo ka soo barakacay deegaano ka tirsan gobolaka Jubada hoose.

Barakacayshaan ayaa deegaanadood uga soo barakaceen Abaaro iyo Nool ad oo ay soo wajahaday.

warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here