Gudoomiyaha Kaamka Al-amiin Oo Codsaday in adeegyo caafimaad la Gaarsiiyo Kaamkaasi

0
358

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadka Barkacayaasha ah ee ku nool Kaamka Al-amiin ee magaalada Baydhabo ayaa waxay u baahan yihiin in laga caawiyo adeegyada aas aasiga u ah noolasha, intooda badan dadk ku nool kaamka Al-amiin waxay ka soo barakaceen deegaanada hoos yimaada magalaada Baydhabo taasi oo u muqato in barakacayaal ku noqdaan magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here