Gudoomiyaha Jaamacada Ganaane Oo ka Waramay qorshayaalkiisa ku aadan Hormarinta Bulshada.

0
143

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sheekh Aadan Shekh Saciid waxa uu ka mid yahay Aqoon-yahanada Culimada ah ee ku nool Magaalada Baydhabo islamarkaana wax ka qora Taarikhda ayaa waxa uu ka hadlay qorshiyaalkiisa Nololeed ee ku aadan sidii uu Bulshada u bari lahaa Taarikhda dalkeena uu leeyahay wax qorida iyo Baarista Barashada kutubada Diiniga ah,isagoo dhalinyarada kula dardaarnmey in aysan Tahriibin oo ay dalkooda aaminaan, Sheekha ayaa tala guud ka soo jeediyey in laga shaqeeyo Dowladnimada la xoojiyo dadkuna ayagu isku tiirsanaadaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here