Gudoomiyaha Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay oo ugu baaqey Beeraleyda in ay ka faa’ideystaan wax soo saarka beerahooda.

0
215

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Cabdinuur Maxamed Ibraahim Xasan gudoomiyaha iskaashatada beeraleyda gobolka baay ayaa sheegey in beeraleyda gobolka baay gaar ahaan kuwa Magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka kale ee ka tirsan in ay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay u kordhin lahayeen wax soo saarkooda ee beeraha.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here