Gudoomiyaha Howlaha Guud iyo dib u dhiska Degmada Xudur Oo Ka Hadlay Muhiimada ay leedahay Dhismaha Golaha Deegaanka.

0
436

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Nidaamka Dowladnimada Dunida Ka jira ayaa ah kuwa Salkooda uu adagyahay iyadoo Dowladnimada ay ka bilaabato dhismaha Golaha Deegaanka Golayaashaas ayaa ah kuwa loo tartamo islamarkaana ay galaan Doorasho adag.Golaha Deeganka ayaa ah Gudi kooban oo Matalaya Deeganka iska leh Waxaana ay ka shaqeeynayaan Hormarinta Deegaankaasi Sida Caafimadka Waxbarashada dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha .

Gudoomiyaha Howlaha Guud iyo dib u dhiska Degmada Xudur Abdirisaq Isaaq Saajin Ayaa Waxa uu ka hadlayaa Shaqooyinka uu qabto Gudiga Golaha Deegaanka Guud ahaan gaar ahaan Degmada Xudur iyo qaababka uu u shaqeeyo.

Warbixintan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here