Gudoomiyaha Hey’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Oo Sheegey in ay sii kordhayaan dadka Abaaraha Ka soo Barakicineyso Deeganadooda oo soo gaaraya Magaalada Baydhabo

0
374

Abdikadir Mahamed Ali Kobra Gudoomiyaha Hey’ada Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Ayaa waxa uu isagoo ka hadlaya Xaalada Abaaraha ka jira Deeganada KG Gaar ahaan Gobolada Baay iyo Bokool sheegey in Xaalada Abaarta Goboladaan ay joogto Meel Adag iyadoona sii kor dhaya dadka soo galaya Magaalada Baydhabo oo soo raadsanaya Nolol Wanaagsan.

Warkung Waliba nig haaye. Abduqaadir Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here