Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo shixnad Gargaar ah gaarsiiyey degmada Baardheere

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa gaaray Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo Ayidoo halkaasi ay ka da’een roobab xoog leh taasina ay sabatey in ay ku geriyoodeen ilaa 7-ruux halka Maalmo ka horeeyey daadad ka dhashay roob mahiigaan ah oo halkaas ka da’ay ay ku dhinteen 13 qof taas oo dhimashada ay gaartay 20 qof halka dadka dhaawacyada ay halkaas ka soo gareen daadadka iyo fatahadaas ay Marayaan ilaa laba qof oo rayid ah.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here