Gudoomiyaha Haweenka Degmada Baydhabo Oo ka hadashay Dhibaatooyinka ay la kulmaan Dumarka Baydhabo

0
212

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hindiyo Isxaaq Cali Gudoomiyaha Cusub ee Haweenka Magaalada Baydhabo oo wareysi siinaysay Radio Arlaadi ayaa waxaa ay Markii ugu horeysay ka hadashay Wax yaabaha u Qorsheysan, iyo wax ka qabshada Arrimaha Haweenka Degmada Baydhabo.

Gudoomiye Hindiyo ayaa dhinaac kale waxay sheegtay in ay jiraan xadqudubyo ka dhan ah Haweenka ayna Wadaan kulamo looga Arinsanayo Sidii wax looga qaban lahaa Arrimahasi

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here