Gudoomiyaha Gudiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha KG Oo Ka hadlay Saameynta Abaarta ku reebtay Beeralayda iyo Xoola dhaqatada KG

0
191

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Soomaaliya ayaa wali waxaa ka taagan Abaaro saameysay dhowr malyan oo qof oo u badan Beeralay iyo Xoolo dhaqato oo ka soo tagay deeganadooda kuwaasi oo soo galay magaalooyinka. Hey’addaha Caalamiga ah ayaa inta badan ka digaya in Abaarta ay Macluul iyo Nafaqa dara baahsan isu bedesho gaar ahaan deeganada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here