Gudoomiyaha Gudiga Barakacyaasha KG Oo Deeq Mucaawino ah kala wareegey ciidanka Amisom ee qeybta sadaxaad ee Magaalada Baydhabo.

0
254

Deeqdaan oo ay isugu jirtay Bariis, Sokor iyo Kuwa kale ayaa Amisom Qeybteeda Sektar 3 Ee Magaalada Baydhabo ku wareejisay Gudiga Barakacyaasha iyo qaxootiga Koonfur Galbeed.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here