Gudoomiyaha Golaha Dhalinyrada Degmada Kismaayo oo ka hadlay isku xirka Dhalinyarda Degmada.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tan iyo dhismihii golaha Dhalinyarada degmada kismaayo waxaa ay sameeyeen qorshayaal badan oo lagu hourmarinaayo Dhalinyarada maagaalada iyo deegaanada hoos yimaada, qorshayaashaas oo ay qeyb kayihiin isku xirka dhalinyarada iyo xaq u raadintooda iyo wacyi galinno guud oo loo sameynayo Dhalinyarada si ay ooga shaqeeystaan gudaha Dalkooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here