Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo dhagax dhigay Darjiinka Arbaca Rukun ee Degmada Xamar Weyne.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Goobtan uu dhagax dhigay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ah goob Taariikhi ah oo dhismaheeda la hirgaliyay ka hor ku dhawaad qarni, goobtaas oo loogu talagalay in ay isugu yimaadeen bulshada, si ay ugu qaataan waqtigooda la xariira nasiinada iyo wada sheekeysiga.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here