Gudoomiyaha Gobolka Bakool Oo ku baaqay in Gurmad Deg Deg ah Lala soo gaaro dadka Abaaruhu saameeyeen ee ku sugan Gobolkaasi

0
269

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gobolka Bakool wuxuu ka mid yahay Gobolada sida aadka ah loogu dareemay Abaarta ka jirta dalka Saameyn Xoogana ay ku yeelatay dadka iyo duunyada halkaas ku nool iyadoo kuwa badan ay ka barakeceen Guryahooda iyagoo nolol u raad saday meelo ka baxsan Gobolkaasi maadama halkaasi ay ka jirto dhibaatooyin fara badan oo is biirsaday.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here