Gudoomiyaha Gobolka Bakool oo ka Hadley Xaaladda Bani’aadanimo ee Gobolkaasi.

0
297

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Xaaladda Bani’aadanimo ee Magaalada Xudur ee xaruunta Gabalka bakool ayaa sii xumaaneysay tan iyo markii ay isbaheysteen Ayaxa oo Beeraha xaalufiyay,Ganacsiga oo albaabada loo laabay iyo wadooyinka oo xiran.

Shacabka Xudur oo ay u baahan yihiin Gaargaar Bani’aadanimo intii lagu jirey muddadaan Dadka ugu badan dhibaatadan saamaysay waa dumar, carruur iyo dad da’da ah oo bulshada ka tirsan.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here