Gudoomiyaha Ganacsatada KG Puntland ku nool Oo dalbadey in lagu taageero Doorashada Golaha Degaanka Garoowe

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Ganacsatada Bulshada Deegaanada KG ee Gobalka Nugaal Axmed Maxamed Sheekh Aadan oo kulan isugu keeney Bulshada KG ee ku nool Magaalada Garoowe ayaa waxaa looga hadlaayey sidii uu codkiisa u weydiisan lahaa Bulshada KG Garoowe degan maadama uu yahay Musharax Golaha Deegaanka Degmada Garowe ee Xisbiga Kaah waxa uuna Bulshada ka codsaday in Lagu garab istaago Doorashada Qod iyo Cod ee Dhawaan ka qabsoomi doonta Gobolka Nugaal.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here