Gudoomiyaha Ganacsatada Degmada Xarfo Oo Baaq Nabadeed u direy Bulshada Gobalka Mudug.

0
132

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug ayaa Bilihii la soo dhaafey waxaa ka dhacayay Dagaalo Beeleedyo u dhexeeya Bulshada halkaasi wada degan kaasi oo salka ku hayay Arrimaha dhulalka iyo Daaqsinka.

Guddoomiyaha ganacsatada degmada Xarfo samadoon Maxamuud Jaamac Xade ayaa baaq nabadeed u direy dadka walaalaha ah ee halkaasi ku dagaalamaya isagoo sheegey in dagaal dhiig lagu daadiyo ay Soomaaliya ku daashey wax faa’iida ah aan laga heleynin colaada waqtigan la joogo.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here