Gudoonka Dhalinyarada Gobalka Baay Oo Bogaadiyay dhalinyarada Gobalka sida ay Hormarada uga qeyb qaadaneyaan.

0
280

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Aadan Macalin Cabdiraxmaan “ Shaati” gudoomiyaha dhalinyarada gobolka baay  ayaa sheegey in dhalinyarada kaalin muhiim ah ay ku leeyihiin ka qeyb qaadashada hormarka gobolka taasi oo ay u adeegsan karaan aqoontooda asigoona tilmaamey in maanta degaanka ay jogaan dhalinyaro faro badan kuwaasi oo waxbarashadooda ay gaarsiisan tahay ilaa iyo heer Jaamacadeed.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here