Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha ururka dhalinyarada Degmada Baydhabo Isaaq Xasan Maxamed oo marti ku ahaa barnaamijka dhalinyarada Arlaadi raadiyow ayaa waxaa uu sharxaad ka bixiye in ka urur ahaan ay ku dadaleen sidii qof kasta oo dhalinyaro ah waxbaratey uu ku heli lahaa shaqo ku filan oo ku hagaajin karo mustaqbalkiisa.
Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera