Gudoomiyaha Degmada Xudur Oo Loogu Mahadceliyey dhiiri gelinta Ardeyda wax ka barata Degmadaasi

0
157

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa waxa uu horey u balan qaadey in maamulkiisa uu bixin doono Ardeyda kaalmaha horey galay dhamaan fasalada sedexda bil ee ugu horeysa lacagta iskuulka

Maamulka iyo Ardada shodog School ee magaalada Xudur ayaa ka mahadceliyey fulinta balanqaad uu Gudoomiyaha Degmada Xudur horey ugu sameeyey oo aheyd in Ardada fasalada ee kaalinta koowad ka gala imtixaanka uu 3-bilood ka bixin doono lacagta Schoolka

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here