Gudoomiyaha Degmada Xudur Oo Bulshada ugu baaqey in ay is Caawiyaan Maalmaha Ciida.

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Cumar Cabdulaahi Maxamuud gudoomiyaha degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool oo garoonka kubadda cagta ee Dr Waabari salaadda ciidda kadib kula hadlay bulshada Xudur ayaa wuxuu ku bugaadiyay in ay is caawiyaan madaama bulsho Islam ah nahay diinteena suubana nafarayso inaan caawino midkeena liita ee u baahan in la garab istaago.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here