Gudoomiyaha Degmada Waajid oo ka qeyb galey ololo lagu geed goynaayey waddada isku xirta garoonka diyaarahada iyo Magaalada.

0
264

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Gudoomiyaha Degmada Waajid ee Gobolka Bakool Maxamed Macalin Yusuf ayaa Ka qeyb galay olole lagu geed gooynaayey waddada isku xirta Airpot-Ka Iyo gudaha Degmada Waajid taasi oo qeyb ka tahay sidii loo heli lahaa waddo hagaagsan oo ka qeyb qadaneysa bilicda Airpot-Ka iyo Degmada.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here