Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kulan looga hadlaayay Amaanka iyo Nadaafada la qaatay Bulshada Magaalada

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa looga hadlayey Hormarinta Amniga Degmada Baydhabo, Wada shaqeynta Bulshada iyo Maamulka So celinta Bilicda Magalada iyo in Shacabka ay qeyb weyn ka qaataan Nadaafada Degaanka.

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaalada Mudane Abdulahi Ali Watiin ayaa Kulanka Shir gudoomiyey, waxaana ka soo qeyb galey Gudoomiye ku xigeenada Maamulka Degmada ,Masuuliyiin ka socotay Maamulka Gobalka Baay,Taliyaha ciidanka Booliiska Saldhiga Degmada Baydhabo ,Gudomiye Xaafadeedyada Degmada iyo Qeybaha Kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here