Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo Ku baaqay in La qaato Shahaadada Aqoonsiga Guryaha.

0
256

Baydhabo(Radio Arlaadi)- si loo xaqiijiyo sugnaanta iyo lahaanshiyaha Guriyaha ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ka socda bixinta shahaadooyinka guriyaha ee Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo kaasi oo ay bilaabeen masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here