Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Oo kor meerey Dhismiyaasha Ka Socda Wadooyinka Magaalada.

0
160

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kormeerkan ayaa Gudoomiyaha ku maray qaar  kamid ah Wadooyinka ka socdaan dhismaha Laamiyada gala Xaafadaha, ayaa ahaa mid lagu kuur galayay sida ay u socdaan Shaqooyinka,Waxaana Kormeerkaan Ku  Wehlinayey Mas’uuliyiin ka Tirsan Hay,ada ILO.

Mashruucan inta uu socdo waxaa shaqa abuur looga sameeyey Bulsho fara badan oo danyer ah isuga jira rag iyo dumar.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here