Gudoomiyaha Degmada Baraawe oo Kormeerey dhismaha wadada isku xirta Magaalada iyo Garoonka diyaaradaha

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha maamulka degmada Baraawe ayaa kormeerey wadada isku xirta ceelboorka degmada ilaa magaalada oo lagu wado dhismaha laami dhirarkiisa gaaraaya ilaa 7kiilo miitir ayidoona dhowaan la dhegax dhigey dhismaha wadadaan qeyb ka ah wadooyinka halbowlaha u ah magalaada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here