Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle ee Gobolka Baay oo ka hadlay Horumarada ka jira Deegankaasi.

0
453

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deegaanka Awdiinle waxey qiyaastii 25 km dhanka galbeed kaga beegaan tahay Degmada Baydhabo weyna hoos imadaa magalada Waxaa Laga Dareemayaa Hormaaro Dhinaacyo Badaan Ah oo ay sameyeyn shacabka iyo mamulka .

Gudoomiyaha deeganka Awdiinle ee Gobolka Baay ibrahim Mohamed Nuur ayaa Xaqiijiyey in isku duubnaanta shacabka iyo mamulka ay keentay Horumaro badan kuwaasi ay ka tahay dhismooyinka Degaanka.

Warkan Waxaa noo heya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here