Gudoomiyaha Dalada Iskaashatada Beeralayda Gobolka Bay Oo Beeralayda Ugu baaqey in ay ka Faa’ideystaan Xili roobaadka Soo socda

0
221

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Waqtigaan La joogo waxaa sii dhamaanaya Xili Roobaadka Xagaaga Iyadoo lagala doono Xili Roobaadka Deyrta Beeralayda Soomaaliyeed ayaa isu diyaarinaya Sidii Xili Roobaadka Soo socota ay uga Faa’ideysan lahaayeen Maadama Xili Roobaadkii Lasoo dhaafey uu ahaa mid Biya yaraa.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here