Gudoomiyaha Baarlamanka KG oo Tababar Baydhabo ugu furay qaar kamid ah Xildhibaanada KG.

0
245

Baydhabo(Radio Arlaadi)-  Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Amb Dr Cali Saciid Faqi ayaa Magaalada Baydhabo tababar ugu furey Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Tababarka oo socon doono Mudo Afar Maalin ah ayaa Xildhibaanada Lagu bari doonaa Waajibaadka Shaqo ee Loo igmadey Xildhibaanka ,waxaana furi taanka Tababarkaasi ka soo qeyb galey labada Gudoomiye ku xigeen ee Golaha Wakiilada KGS

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here