Baydhabo(Radio Arlaadi)-Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Amb Dr Ali Said Faqi ayaa Magaalada Baydhabo Tababar ugu dahfuray Xildhibaanada Golaha Wakiilada KGS .
Tababarka Mudada Sedaxda Maalin uu socodo waxaa lagu bari doonaa Xildhibaanada Maamulka iyo Maareynta Howlaha Baarlamanka iyo si kor loogu qaado tayeenta Aqoontooda iyo Fahanka dastuurka .
Warkan waxaa inoo haya Raxma Salaad Abdullahi