Gudoomiyaha Baarlamaanka KG Oo Shir gudoomiyey kulan looga Hadlaayey Abaaraha.

0
256
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dr Cali Saciid Faqi Gudoomiyaha Golaha Wakiilada KG ayaa shir Gudoomiyey Shir looga hadlaayey Wax ka qabashada Dadka Abaartu Saameysey ee ku Nool Deeganada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed sidii Gargaar Deg deg ah loo gaarsiin lahaa.
Shirka inta uu socday waxaa looga hadlay inta ay la egtahay abaartu iyo sida ugu haboon, uguna dhaqsiyaha badan loogu gurman lahaa dadka saameysay abaarta ee xoolahooda ka dhamaaday, deegaanadoodana ka soo barakaceen.
Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here