Gudoomiyaha Arrimaha Samafalka Gobolka Baay Oo ka dalbaday Hay,addaha in ay caawiyaan dadka barakacayaasha.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa jira Bulsho badan oo Tabaaleysan kuwaas oo ku kala nool Gudaha Magaaloyinka iyo Kaamamka ay degan yihiin dadka Barakacayaasha ah iyagoo mararka qaar nolosha ku adkaata gaar ahaan Xiliyada Ramadaanka ay u baahan yihin in La afuriyo

Inkastoo Magaalada Baydhabo ka socdaan Olole lagu gargaarayo dadkaas kala duwan hadana weli waxaa jira kuwa aan gaarin wixii ay u baahnaayeen sida biyaha iyo Cunooyinka kala duwan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here