Baydhabo(Radio Arlaadi)- Abduqaadir Ali Maxamed gudoomiyaha arimaha qaxootiga iyo Barakacayaasha koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadley Arimo badan oo ku saabsan dhibaatooyinka barakacayaasha ee Xiligaan haysto, waxaa uuna sidoo kale ka warbixiyey qorshaha ay ka damac sanyihiin sanadaha Soo socoda in ay wax ka qabtaan arimaha barakacayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir