Gudoomiyaasha Degmooyinka Khaatumo Oo Tababar uga Furmey Magaalada Laascaanood

0
43

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkan ayaa loo qabtey Gudoomiyaasha Degmooyinka Maamulka SSC Khaatumo waxaana loo tababarayaa shaqooyinka laga rabo Aruurinta Canshuuraha bixinta qarashaadka Bulshada loogu adeego iyo sida loo fuliyo mashaariicda iyo Xiriirka Maamulka Degmada iyo kan Gobolka.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here