Gudiga Xiriirka Kubadda Cagta Diinsoor Oo Codsadey in Loo dhiso Garoon.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Garoomada kubadda cagta waa goob lagu madadaaliyo dhalinyarada isboortiska jeceyl waana goob laga sameeyo is dhaxgalka bulshada iyadoona sidoo kale laga dhaxlaayo nabadda iyo horumarka degaanka iyagoona sidoo kale lagu dhiso maxkasda dhalinyarada si aysan ula kulmi dhibaatooyinka maskax ahaneed iyo mid jireed.

Dhawaan degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxaa lagu soo gab gabeeyey kulan ciyaareed oo lagu soo dhaweyaanaya guddoomiyaha cusub ee degmada Diinsoor kaasi oo laga dhaxlay is dhaxgal bulsho iyo xoojinta ciyaaraha degmadaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here