Gudiga Xiriirka Ciyaaraha Diinsoor Oo Dalbadey Agab iyo dhisida Garoonka Degmadaasi

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudo sanad ah oo isboortiska Degmada Diinsoor hakad ku jiraan ayaa maamulka Xiriirka kubadda Cagta Degmada waxaa uu wadaa diyaar garow ku aadan sidii dib loogu bilaawi lahaa ciyaaraha Degmada Diinsoor.

Waxaa socotaa is diwaan galinta kooxaha ka dhisan Degmada Diinsaar taasi oo garayaan 12 kooxood, sida uu maamulka Xiriirka kubadda cagta degmada Diinsoor uu sheegay in Koobka bilaawan doono kooxaha laga xulan doono (A) iyo (B) si loo helo kooxo matali kara labadaasi heer.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here