Gudiga Xiriirka Cayaaraha KG Oo Sheegay in si Casri ah loo dhisayo Garoonka Kubbada Cagta Ee Magaalada Baydhabo Oo Hada dhismihiisa Bilowday

0
304

Garoonka kubadda cagta Dr. Ayuub ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu bilaawey sidii dib u dayactir fiican loogu sameyn lahaa, Waxaana loo dhisi donaa sida garoomada caalamiga ah asigoo la dhigi doono rooga macmilka ah ama rooga cagaaran.

Warkan Waxaa Inoo Haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here