Raysul wasaaraha dowlada federaalka somalia ayaa magacaabey gudiga xaqiiqo raadinta qoondada haweenka ee boqolkiiba 30 gudigaas oo ka howl galaayey xaruumaha maamul goboleedyada dalka islamarkaana u kuur galaayey xaqiijinta qoondada haweenka ayaa waxaa ay walaac kamujiyeen xaalada doorasho ee xildhibaanada.
Warkung Waliba nig haayte.Rahmey Salaad