Gudiga Waxbarashada Degmada Doolow Oo Warbixin Laga dhageystay.

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si wax badan looga ogaado Xaalada waxbarasho ee Degmada Doolow ee Gobolka Gedo ayaa Gudoomiyaha Degmadaasi waxaa uu kulan looga hadlaayey waxbarashada la qaatey Gudiga waxbarashada ee Degmada

Kulanka ayaa waxaa looga hadley tayeynta waxbarashada Degmada iyo guulaha laga gaarey imtixaankii Dugsiga sare ee Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federalka Soomaaliya ay qaadey

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here