Gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka KGS Oo Ansaxiyey Tubta Dhaqan-galinta Sharciga Dhulka.

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed ahna wasiirka wasarada Hawlaha Guud Guriyeynta KGS Daahir Abdullahi  ayaa shir gudoomiyey kulan ay ka soo qeyb galeen Gudiga Qorshaynta Dhulka Magaalooyinka kgs islamarkaasi looga hadlay Arrimo ku sabsan Dhulka Magaalooyinka Koonfur Galbeed islamarkan lagu Ansaxiyey Tubta Dhaqan-galinta Sharciga Dhulka.

Warkung Waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here