Gudiga Qorshaynta Dhulka Dowlada KG Oo ka wada hadlay dhisida Gudiyada Xalinta khilaafaadka Dowladaha Hoose.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan oo labadii biloodba mar la qabto ayaa waxaa gudiga ay uga doodeen shaqooyinka horyaala kuwaa soo ay kamid yihiin dhisida Gudiyada xalinta khilaafaadka dowladaha hoose oo laga howl galin doono dhamaan Degmooyinka KGS.

Kulanka ayaa waxaa Goobjoog ahaa dhamaan Xubanaha Gudiga ayagoo isla qaatey sidii dhamaan Shuruucda iyo waxyaabaha kala ee gudiga ka dhiman loo dhameystiri lahaa si loo helo Sharci ilaaliya dhibaatooyinka ka dhasha dhulka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here