Gudiga Masjidka Jaamaca Baydhabo Oo Ku baaqay ka qeyb qaadashada Afurinta dadka danyarta ah

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Marka lagaaro Bisha Ramadaan waxaa masaajidka jaamaca Baydhabo laga sameeyaa Barnaamij lagu afurinayo dadka danyarta ah kuwa baahiyaha gaarka qaba oo isugu jira rag iyo dumar kuwaas oo ka imaanaya Kaamamka ku yaala Magaalada iyo Xirta Masaaajidka Cilmiga ku barta ayagoo helaya afurin joogta inta Bisha Ramadaan lagu gudo jiro

Wrkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here