Gudiga Madarasada Salmaan ee Deegaanka Ceelasha Biyaha Oo ku baaqay in laga qeyb qaato dib u dhis keeda

0
148

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madarasada Salmaan Al-faarisi oo ku yaasha Deegaanka Ceelasha Biyaha gaar ahaan Xaafada Laiberia ayaa waxaa ka aflaxday Boqolaal Arday oo fara badan kuwana hada wax ka baraneyaan madarasadaasi .

Dhulka ay ku yaasho Madarasada ayaa u soo baahday dadkii iska lahaa taasi oo lagu wado in ay dhistaan, waxaana qaar ka mid ah culimada Gudiga Masjidka ay ku baaqeen in lagala qeyb qaato sidii meel kale loogu dhisi lahaa maadaama dadka deegaanka ay muhiim u tahay madarasada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here