Gudiga Madarasada Bilaal Magaalada Muqdisho Oo dalbadey in dhul loo iibiyo

0
48

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Mid ka mid ah madarasooyinka lagu barta qur.aanka kariimka ee ku yaala xaafada suuqa xoolaha ee degmada hilwaa ayaa ah mid ay ka jirto baahiyo dhul la.aan maadama goobta ay caruurta wax ku bartaan ay tahay mid cariiri ah xiliyada roobkana ay soo galaan biyo maalintiina ay caruurta darmeen qorax waxaana wax ka barta caruuro fara badan oo isuga jirta gabdho iyo wiilal.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here