Gudiga Kubadda koleyga Ee Degmada Baydhabo oo Furey Tartan Lagu dhiiragalinaayo Nabadda

0
225

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si Kor loogu qaado Nabada iyo Isdhaxgalka Bulshada iyo Taageerada dhalinyaada ayaa waxaa Magaalada Baydhabo lagu Furey Koobka Kubbada Koleyga oo ay ku tartamayaan ilaa afar koox oo ka dhisan Magaalada Baydhabo kuwaasi oo loogu gol leeyahay Nabadeynta Bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here